cajuus
(m.l) (-siin/-syo, m.dh)

Nin aad u gaboobay oo leh dhaqan la dhibsado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cajuus

cajuusad [m.dh]
Naag aad u gabowday oo leh dhaqan la dhibsado. ld cajuuso.

cajuuso [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld cajuusad.

cajuusoobid [m.f.dh]
eeg cajuusow.

cajuusow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
Cajuus noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg