cajuuso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld cajuusad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cajuuso

cajuusad [m.dh]
Naag aad u gabowday oo leh dhaqan la dhibsado. ld cajuuso.

cajuusoobid [m.f.dh]
eeg cajuusow.

cajuusow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
Cajuus noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg