cajuusow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday)Cajuus noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cajuusow ↴
cajuusoobid [m.f.dh]
eeg cajuusow.
cajuus [m.l] (-siin/-syo, m.dh)
Nin aad u gaboobay oo leh dhaqan la dhibsado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg