calaamadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

ld calaamadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaamadee

gaalis-xidhan [m.l] (-syo ..., m.dh)
(xis.) Urur ka kooban tirooyinka u dhexeeya laba tiro oo la isa siiyey oo ay ku jiraan bar dhammaadyada. Gaaliska xidhan ee u dhexeyaa laba tiro oo maangal ah a iyo b waxa loo qoraa [a,b]. Marka gaaliska xidhan lagu muujinayo xarriiq tiro bar dhammaadyada waxa ugu calaamadeeyaa goobo gudahooda la madoobeeyay.

calaamadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.

kaawi [m.l]
1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta la dhigo.

calaamad [m.dh]
ld calaamo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg