calaamadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld calaamadaysan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaamadsan ↴
calaamadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.
calaamadaysnaan [m.f.dh]
eeg calaamadaysan. ld calaamadsanaan, calaamadsanaansho, calaamaysnaan.
calaamadsanaan [m.dh]
ld calaamadaysnaan.
calaamadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld calaamadaysnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg