calaancal
(m.l)ld calaacal¹.
calaancal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)ld calaacal³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaancal ↴
calaacal [m.l]
1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.
calaacal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Ka c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid kale u jeedin. ld calaancal².
calaacalid [m.f.dh]
eeg calaacal³. ld calaacal¹, calaancal¹, calaancalid.
calaancalid [m.dh]
ld calaacalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg