calaaqaad
(m.l)

ld calaaqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaaqaad

calaaqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm. ld calaaqaad, calaaqad, cilaaqaad, cilaaqad, cilaaqo.

xundhuro [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Qaraabo calaaqaad wanaag-sani ka dhexeeyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg