calaaqo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm. ld calaaqaad, calaaqad, cilaaqaad, cilaaqad, cilaaqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaaqo

calaaqaad [m.l]
ld calaaqo.

calaaqad [m.dh]
ld calaaqo.

cilaaqaad [m.dh]
ld calaaqo.

cilaaqad [m.dh]
ld calaaqo.

cilaaqo [m.dh]
ld calaaqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg