calaf
(m.l)1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib.
calaf
(m.dh) (-lfo, m.l)Kab duug ah.
calaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-lfay, -laftay; -lfi)1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaf ↴
calafsad [m.l]
ld calafsasho.
calafsasho [m.f.dh]
eeg calafso. ld calafsad, calafsi, calfad, calfasho.
calafsi [m.l]
ld calafsasho.
calafso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax calaf ka dhigasho. ld calfo.
calfad [m.l]
ld calafsasho.
calfasho [m.dh]
ld calafsasho.
calfid [m.f.dh]
eeg calaf³.
cal [m.l]
Baadiye jiq ah.
cal [m.dh] (-lo, m.l)
1. Buur aad u dheer. 2. Buur taxane ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg