calafsi
(m.l)ld calafsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calafsi ↴
calafsasho [m.f.dh]
eeg calafso. ld calafsad, calafsi, calfad, calfasho.
calaf [m.l]
1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib.
calaf [m.dh] (-lfo, m.l)
Kab duug ah.
calaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-lfay, -laftay; -lfi)
1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg