calal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Maro aad duug u ah. 2. Cad maro ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calal

raabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Xoolo wax calalin; baryaqaadid. 2. Dad wax calalin. ld raamso. baryaqaadid

or [m.l] (orar, m.l)
1. Dhar; maro. 2. Calal. 3. Bulka cawsa meyrada.

abjad [m.l] (-dyo, m.dh)
Heeryo cufan, culus oo ka sameysan cajillo, jawaanno, calallo iwm, oo isku tolan oo awrta rarka culus laga xijiyo; qobtol. ld abjed.

bashuuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax jilicsan oo afka laga buuxsaday calalin.

calalayn [m.f.dh]
eeg calalee.

calalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Maro, calal ka dhigid.

calali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cunto, meyrax iwm gowsaha ku jilcin.

calalin [m.f.dh]
eeg calali. ld calalis (2).

calalis [m.l]
1. Cuntada inteeda la calashado. 2. ld calalin.

cal [m.l]
Baadiye jiq ah.

cal [m.dh] (-lo, m.l)
1. Buur aad u dheer. 2. Buur taxane ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg