calalin
(m.f.dh)eeg calali. ld calalis (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calalin ↴
raabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Xoolo wax calalin; baryaqaadid. 2. Dad wax calalin. ld raamso. baryaqaadid
bashuuqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax jilicsan oo afka laga buuxsaday calalin.
calalis [m.l]
1. Cuntada inteeda la calashado. 2. ld calalin.
calannaqsi [m.l]
Soo celinta iyo calalinta ay xooluhu ku sameeyaan cuntada calooshooda ku jirta. ld calannaqsasho.
calaqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax calalin; raamsi.
gowsdheero [m.dh]
Gows inta debca wax yar kor u soo baxa oo dabadeed wax lala calalin waayo: takhtar yaqaan oo baxsha haddaan loo helin xooluhu waa ku dhibtoodaan.
labacanlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Labada daan isku mar wax ku calalin.
luul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.
luusluus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.
calal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Maro aad duug u ah. 2. Cad maro ah.