calalis
(m.l)

1. Cuntada inteeda la calashado. 2. ld calalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calalis

calalin [m.f.dh]
eeg calali. ld calalis (2).

carrab [m.l] (-bo/-byo, m.dh)
1. Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka. 2. C. ku dhufasho: carrabbaabid. 3. C. macaan: hadal macaan.

daandheero [m.dh]
Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.

luul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.

calal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Maro aad duug u ah. 2. Cad maro ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg