calas
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. C. ah: biyo saafi ah. 2. C. ah: maraq dufankiisu yaryahay. 3. C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.

calas
(m.dh)

1. Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan. 2. Midabyo isku laban (xoolaha).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calas

calalis [m.l]
1. Cuntada inteeda la calashado. 2. ld calalin.

calalsasho [m.f.dh]
eeg calalso. ld calalsad, calalsi, calashad, calashi.

calalso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cunto gowsaha ku burburin. ld calasho.

calasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
1. Dhul qashin ka nadiifin. 2. Biyo calas ka dhigid.

calaseyn [m.dh]
eeg calasee.

calashad [m.l]
ld calalsasho.

calashi [m.l]
ld calalsasho.

calasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shaday, -shatay)
ld calalso.

cal [m.l]
Baadiye jiq ah.

cal [m.dh] (-lo, m.l)
1. Buur aad u dheer. 2. Buur taxane ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg