calasee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -seysay)

1. Dhul qashin ka nadiifin. 2. Biyo calas ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calasee

calaseyn [m.dh]
eeg calasee.

calas [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. C. ah: biyo saafi ah. 2. C. ah: maraq dufankiisu yaryahay. 3. C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.

calas [m.dh]
1. Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan. 2. Midabyo isku laban (xoolaha).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg