caleemasaar
(m.l)U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.
caleemasaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caleemasaar ↴
ugaas [m.l]
Nin tol madaxnimadiisa loo caleemasaaray.
caleemasaarid [m.f.dh]
eeg caleemasaar². ld caleemasaar¹, caleensaar¹, caleensaarid.
caleensaar [m.l]
ld caleemasaarid.
caleensaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld caleemasaar².
caleensaarid [m.dh]
ld caleemasaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg