callaal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito. 2. In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo. 3. Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal¹.

callaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

1. Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid. 2. Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh callaal

calaal [m.l]
ld callaal¹.

calaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
ld callaal².

calaalad [m.l]
ld callaalasho.

calaalasho [m.dh]
ld callaalasho.

calaalid [m.dh]
ld callaalid.

calaalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aashay, -aalatay)
ld callaalo.

callaalad [m.l]
ld callaalasho.

callaalasho [m.f.dh]
eeg callaalo. ld calaalad, calaalasho, callaalad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg