callaq
(m.l)

ld callaqid.

callaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

1. Wax meel ka laalaadin. 2. Wax jaho ku aaddin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh callaq

callaqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
Wax la callaqay noqosho.

callaqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax la callaqay ahaansho.

callaqid [m.f.dh]
eeg callaq². ld callaq¹.

callaqmid [m.f.dh]
eeg callaqan¹.

callaqnaan [m.f.dh]
eeg callaqan². ld callaqnaansho.

callaqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld callaqnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg