callayr
(m.dh)

Garannuug dheddig oo aan weli gaarin da'dii rimay qaadka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh callayr

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg