camajuuji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, camanjuuji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camajuuji

camajuujin [m.f.dh]
eeg camajuuji. ld camadhuujin, camajuujis, camanjuujin.

camajuujis [m.l]
ld camajuujin.

camandhuuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld camajuuji.

camandhuujin [m.dh]
ld camajuujin.

camanjuuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld camajuuji.

camanjuujin [m.dh]
ld camajuujin.

raquus [m.l]
1. Dhex gelidda wax dhex galo carro, dhoobo iwm. 2. Camajuujin wax la camajuujiyo. ld ruquus¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg