camalfalid
(m.f.dh)eeg camalfal². ld camafal¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camalfalid ↴
camalfal [m.l]
ld camalfalid.
camalfal [m.l]
ld camalfalid.
camalfal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg