camaliyad
(m.dh) (-aad/-ado, m.l)1. Fal. 2. Dariiq, dhicitaan; hab, qaab. 3. Shaqo, hawl.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camaliyad ↴
camaliyaad [m.l.w]
eeg camaliyad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg