camalsami
(m.dh)

Dabeecad wanaagsan oo qof yeesho. ld camalsamaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camalsami

camalsamaan [m.f.dh]
eeg camalsan. ld camalsamaansho, camalsami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg