camandulle
(m.l)

Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn. ld camandulleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camandulle

camandullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn.

camandulleyn [m.f.dh]
eeg camandullee. ld camandulle.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg