cananaas
(m.l)

Geed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo korka ku leh qolof kurtumo leh, madaxa sarena caleemo dhuudhuuban oo adag.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cananaas

malmalaaddo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Macmacaan laga sameeyo qudaar kala duwan siiba babbay, tufaax, cananaas iwm oo la cuno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg