candhakar
(m.l)

Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.

candhakar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Candho xoolaad aad u dararid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh candhakar ↴

candhakarid [m.f.dh]
eeg candhakar².

candhakarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Candho xoolaad wax aad u dararay ahaansho.

candhakarsanaan [m.f.dh]
eeg candhakarsan. ld candhakarsanaansho.

candhakarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld candhakarsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg