candhuufid
(m.f.dh)

eeg candhuuf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh candhuufid

candhuuf [m.dh]
Hoore layig ah, aan midab lahayn, qanjirrada afka nafleyda ka yimaada oo liqidda cuntada fududeeysa. ld candhuufo.

candhuuf [m.dh]
(c. nafl.) Dareere biyo oo kale ah ay qanjidho candhuufeedku ku dhiiqiiyaan afka. Soo saarida candhuufta waxa nashaadiya cuntada afka ku jirta iyo urta ama ku fekerka cuntada.

candhuuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ku c.: cid candhuuf ku tufid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg