canjeelo
(m.dh)Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero. ld canjeero.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh canjeelo ↴
cajiin [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Budo meseggo ama galley oo biyo lagu rafaaqay. 2. Budo meseggo ama galley iyo bur laysku qasay oo canjeelo laga sameeyo.
cajiin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iimay, -iintay; -iimi)
1. Biyo ku rafaaqid budo meseggo ama galley. 2. Budo meseggo ama galley iyo bur isku qasid si canjeelo looga sameeyo.
canjeero [m.dh]
ld canjeelo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg