canyayuub
(m.l)

Si qaab daran oo wax loo duudduubo.

canyayuub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Si qaab daran wax u duudduubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh canyayuub

canyayuubid [m.f.dh]
eeg canyayuub².

duudduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².

humbuqo [m.dh]
Laalaabka tolmada xumi maryaha u yeesho; canyayuub.

jactad [m.l]
1. Muuqaalka uu yeesho dhar iwm oo aan si fiicanu kala fidsanayn; canbus, canyayuub. 2. Garaawshiinyo ama oggolaansho la'aan; muran foolxun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg