caqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld aqi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caqi

aqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley gaajo iyo harraad badan badid. ld caqi.

aqin [m.f.dh]
eeg aqi. ld caqin.

caaqido [m.dh]
ld caqiido.

caqiido [m.dh] (-ooyin, m.l)
Mabda'diimeed oo la aaminsan yahay. ld caaqido.

caqin [m.dh]
ld aqin.

diin [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-iimo, m.l)
1. Caqiido cid ku xiraysa awood ka sarraysa oo ay aaminsantahay in ay wax yeeli karto, waxna u tari karto. 2. Qawaaniin Eebbe u soo dejiyey dadka dunida ku nool si ay waxa wanaagsan u falaan, waxa xunna uga reebtoomaan. 3. Quraan.

ehelukhayr [m.l] (-rro, m.dh)
Qof caadeystay samaynta xumaha oo aan ku dhaqmin caqiidada islaamkaa. ld ehelakhayr, ehlu- khayr.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg