caqliso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)ld caqliyayso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caqliso ↴
caqliyayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Ilmo, wax garaadkiisu kordhay noqosho. 2. Qof fal xun oo uu sameyn jirey ka waantoobid. 3. Qof bisil oo waaya-arag ah noqosho. ld caqliso.
caqli [m.l] (-iyo/cuquul, m.dh)
Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg