caqliyayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Ilmo, wax garaadkiisu kordhay noqosho. 2. Qof fal xun oo uu sameyn jirey ka waantoobid. 3. Qof bisil oo waaya-arag ah noqosho. ld caqliso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caqliyayso

caqliso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld caqliyayso.

caqliyaysasho [m.f.dh]
eeg caqliyayso. ld caqlisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg