carabi
(m.l)Af ay dadka carbeed ku hadlaan.
carabi
(m.dh)Nooc kalluunka ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carabi ↴
alif [m.l] (-fyo, m.dh)
1. Xarafka ugu horreeya farta Carabiga. 2. Alifba'. 3. Astaan alifka u eg oo xoolaha lagu sunto. 4. (alfaan, m.dh) Darajo la siiyo sarkaalxigeenka.
carabayn [m.f.dh]
eeg carabee. ld carabiyeyn..
carabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid. 2. Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
carabiyee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
1. (f.mg) Af carbeedka ku hadlid. 2. (f.mg) Carab is macnayn. 3. (f.g) ld carabee. ld carabee.
carabiyeyn [m.dh]
eeg carabiyee. ld carabayn.
deel [m.l]
1. Astaan xoolaha lagu sunto oo u eg deelka xuruufta carabiga. 2. ld d (da').
hoosdhaw [m.l]
1. Shaqalka carabiga mid ka mid ah oo xuruufta hoos loogaga dhigo. 2. ld hoosdhebid.
hoosdhaw [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dhabay, -dhabtay; -dhebi)
Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.