cararee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)

Weel asal marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cararee

cararayn [m.f.dh]
eeg cararee. ld cararin.

carari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld cararee.

carar [m.l]
1. ld cararid. Orod baqdin leh. 2. Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.

carar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Orod baqdin ku jirto ordid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg