cararso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Weel carar marsasho. ld carareyso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cararso

carareyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld cararso.

cararsasho [m.f.dh]
eeg cararso. ld carareysad, carareysasho, carareysi, cacarsad, car.

carar [m.l]
1. ld cararid. Orod baqdin leh. 2. Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.

carar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Orod baqdin ku jirto ordid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg