caroog
(m.l) (-gyo/caroog, m.dh)1. Buun. 2. (muus.) Qalabka muusikada nooc ka mid ah oo leh af ballaaran, cod dheerna bixiya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caroog ↴
caro [m.dh]
Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.
caro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Caro gelid; xanaaqid; camashood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg