carqalad
(m.dh)

Qas iyo lab lagu sameeyo hawl si wanaagsan u socota. ld carqalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carqalad

carqaladee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
Hawl carqalad gelin.

carqaladeyn [m.f.dh]
eeg carqaladee.

carqalo [m.dh]
ld carqalad.

luggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqiyid. 2. Arrin, hawl iwm carqaladayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg