carrabey
(m.l)ld carrablaw.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrabey ↴
carrablaw [m.l]
Nin aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabey.
carrab [m.l] (-bo/-byo, m.dh)
1. Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka. 2. C. ku dhufasho: carrabbaabid. 3. C. macaan: hadal macaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg