carrabla'
(m.dh)ld carrablaay.
carrabla'
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'aa -'ayd)Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrabla' ↴
carrabla' [m.dh]
ld carrablaay.
carrabla' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa -'ayd)
Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
carrabla'aan [m.f.dh]
1. eeg carrabla'². 2. Shigshigidda. ld carrabla'aansho.
carrabla'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld carrabla'aan.
carrablaay [m.dh]
Haweeney aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabla'¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg