carraggeddi
(m.l)ld carraggeddiyid.
carraggeddi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Beer, ciiddeeda burburin kaddibna jilcin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carraggeddi ↴
baaqbaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Limid; carraggeddin; falid.
carraggeddin [m.dh]
ld carraggediyid.
carraggeddis [m.l]
Burburinta iyo jilcinta ciidda beerta lagu sameeyo. ld carraggeddiyid.
carraggeddiyid [m.dh]
eeg carraggeddi². ld carraggeddi¹, carraggedin, carraggeddis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg