carragguur
(m.l)

Ka tegidda carrada nafaqada leh ka tagto dhul, daad, dabayl iwm awgeed. ld carroguur.

carragguur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Dabayl, daad iwm awgeed dhul carrada nafaqada leh ka tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carragguur

carragguurid [m.f.dh]
eeg carragguur².

carroguur [m.l]
(jool.) Rifanka ama lumista carrada sare, inta badanna waxa sababa falka dabaysha iyo roobka. ld carragguur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg