carramadow
(m.l)

Dhul midabka ciiddiisu madow u dhowdahay oo beerashada ku wanaagsan. ld carromadow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carramadow

carromadow [m.dh]
ld carramadow.

dhoobey [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Dhul markuu roob ku da'o ciiddiisu noqoto dhiiqo aan lagu socon karin. 2. Dhul ciiddiisu dhoobo tahay; carramadow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg