carree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)1. Wax ciid ku shubid. 2. Geel cusbo siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carree ↴
carrayn [m.f.dh]
eeg carree.
hoos-carreed [m.l]
(jool.) Lakab walxo ah oo hoos yaal carro rumeedka, ama carrada kore, walxa dhintayna way kaga yaryihiin kan ku xiga waxaana laga yaabaa in muxtawiyaadkiisa macdaneed kala duwan-yahay, wuuna ka yare dahsoonyahay wakiillada ogsidhaynta iyo haydaraynta. Wuu ka bacrimin yaryahay carrada kore. Laakiin waxa hoos u gala xididdada dhirta iyo deegaanta.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg