carrogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Haan ama dhiil la culay biyo ama caano wax carka looga dhaqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrogan

carrognaan [m.f.dh]
eeg carrogan. ld carrognaansho.

carrog [m.l]
Biyaha ama caanaha haan ama dhiil la culay carka looga dhaqo.

carrog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Haan ama dhiil la culay biyo ama caano carka uga dhaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg