carshacarshe
(m.l)Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoÿ(1).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carshacarshe ↴
carshaashee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.
carshaasho [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. (ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo. 2. Timir aan aad u bislaan.
carshacarshee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -sheysay)
ld carshaashee.
carshacarsheyn [m.dh]
ld carshaashayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg