casal
(m.l)Malab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casal ↴
macasalaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Qof laga tegayo sii nabadgelyeyn.
macasalaameyn [m.f.dh]
eeg macasalaamee. ld macasalaameys.
macasalaameys [m.l]
ld macasalaameyn.
macasalaamo [m.dh]
Nabadgelyo.
cas [m.l]
1. Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin. 2. Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego. 3. Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
cas [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-saa, -sayd; cascas)
Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg