caseewi
(m.dh)Nooc timirta ka mid ah, lafa yaryar oo guduud xigeen ah. ld caseelli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caseewi ↴
caseelli [m.l]
ld caseewi.
casee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
1. Wax midab cas u yeeelid. 2. Kabo buraash marin. 3. Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg