caseeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)Qof shaqadiisu tahay kabaha in uu buraasheeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caseeye ↴
indhacaseeye [m.l]
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.
casee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
1. Wax midab cas u yeeelid. 2. Kabo buraash marin. 3. Qof xisaab socota leh, deyn muddo gaaban siin (banki).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg