cashatebi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)ld cashatab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cashatebi ↴
cashatab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab², catajebi.
cashatebid [m.f.dh]
eeg cashatab². ld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin, cata
cashatebin [m.dh]
ld cashatebid.
cashatebis [m.l]
ld cashatebid.
catajabid [m.dh]
ld cashatebid.
catajebin [m.dh]
ld cashatebid.
catajebis [m.l]
ld cashatebid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg