cashi
(m.l)Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.
cashi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay;-iyi)Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cashi ↴
cashibbax [m.l]
1. C. ah: xoolo cashi ka bogsooday. 2. ld cashibbixid.
cashibbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Xoolo cashi ka bogsasho.
cashibbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo cashi ka daweyn.
cashibbixid [m.f.dh]
eeg cashibbax². ld cashibbax¹ (2).
cashibbixin [m.f.dh]
eeg cashibbixi. ld cashibbixis.
cashibbixis [m.l]
ld cashibbixin.
cashiiraysad [m.l]
ld cashiiraysasho.
cashiiraysasho [m.f.dh]
eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.
cas [m.l]
1. Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin. 2. Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego. 3. Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
cas [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-saa, -sayd; cascas)
Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.